Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Daawo: Wixii Kala Qabsbaday Gerard Pique & Shimbir Intii Uu Socday Kulankii Spain & Iran

Daafaca reer Spain ee Gerard Pique ayaa sameeyay fal qurux badan intii lagu guda jiray kulankii Iran iyo Spain ee koobka adduunka.

Xilli uu socday kulanku ayay shimbir ku soo dhex dhacday garoonka dhexdiisa waxana si deg-deg ah ugu dhaqaaqay daafaca reer Spain ee Pique.

Kadib markii uu xiddigan kor u qaaday shimbirtii iskuna dayayo in uu garoonka ayay shimbirtii ka duushay gacmihiisa

Related posts

Midabka Ciddiyaha Waxaa Lagu Garan Karaa Xaaladda Caafimaad Iyo Xanuunka Laga Yaabo In Uu Hayo Qofka..

KaLaFoGe

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Maxaa Dhex Maray Al-imamu Abu-Xaniifah Iyo Ninkii Qamriga Cabka Badnaaa..!!

KaLaFoGe

Ma Ogtahay Carruurta Aan Qaan-gaarin Ee Akhristo Internet-ka Iney Ku Dhacdo Arrimahaan Aadan Ku Baraarugsaneyn..

KaLaFoGe

Leave a Reply