Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Ninkii Isku dilay Kacbada Barakeysan Oo La Ogaaday Sababtii La Yaabka Laheyd Uu Isku Dilay + Sawirro

Ilo ku dhow dhow qoyska nin Algerian ah oo isku diley Kacbada kaddib markii uu iska soo tuuray figta ugu sarreeysa Masjidka Wayn ee Xaramka ee Maka ayaa la sheegayaa inuu isu diley sabab la xiriirta hooyadii oo isla Kacbada ku geeriyootey sanaddii 2007.

Dad ku dhow ninkan oo sidoo kale haystay dhalashada Faransiiska, oo ah 23-jir laguna magacaabo Azzouz Boutouba, ahna aabbe dhalay 3 carruur ah ayaa aad u jeclaa hooyadii, isagoo doonayay inuu mar Xajka u raaco waxaase xilligaa loo diidey dal ku galkii ama fiisihii isagoo 14 jir ahaa, isla xilligaas ayayna hooyadii Xajka ku geeriyootey iyadoo isla Maka lagu aasay.

Nin Faransiiska deris ku la ahaa Boutouba, oo lagu magacaabo Meloud ayaa sheegay inuu had iyo good ka sheekayn jirey hooyadii, isagoo ka murugsanaa inay kaligeed dhimatay oo kaligeed lagu aasay Maka, iminkana uu doonayay inuu ku dhinto meesha uu ku yaallo qabriga hooyadii si uu iyada ugu ”dhowaado” sida uu sheegay ninkani.

Related posts

Sheeko Xiiso Badan Oo Dhex Martay Ninkii Shaah Cabka Jeclaa Iyo Kii Maqaayad Laha..

KaLaFoGe

Hooyada Jaceyl Mustaqbalka Ilmaheeda Furayaashaan Ayey Ugu Furtaa Albaabada Dunida.

KaLaFoGe

DIGNIIN HA ISKU DAAWAN HADII AADAN AWOODIN MUUQAALKA SAWIRKA. AABE DILAY CANUG UU DHALAY KADIBNA BOHOLO BIYA AH KU DHEX-TUURAY.

KaLaFoGe

Leave a Reply