Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Sheeygaan La Cadeeyay Inuu Yareeyo Miisaanka Ragga Iyo Dumarkaba Iyo Weliba..!!

Daraasad iyo cilmi baadhis caafimaad oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in isticmaalka xab xabka ama Qaraha uu yahay mid wax weyn ka taraya in miisaanka jidhkaagu noqdo mid hoos u dhaca, adiga oon wax gaajo ah dareemin.

Xab-xabka ama Qaraha ayaa lagu sheegay inuu leeyahay kuleyl yar oo gubi kara xeyrta, waxaana miisaankaagu u yaraanayaa si Caafimaad ku jiro, adigoon wax gaajo ah dareen, una baahneyn in aad cuntada iska joojiso ama yareyso, sida dadka badankood ay sameeyaan marka ay barruureystaa oo culus dareemaan.

Hadii aad dooneyso in miisaankaagu si fudud ku yaraado, isticmaal cabida xabxabka maalin walba, adigoo shiidanaya ama cunaya hal kiiloo garaam.

Dad badan oo sameeyay arintaan ayaa sheegay in maalmo koobaan 3-ilaa 5-kiilo jirkooda ka degtay, sidoo kale waxa ay tilmaameen in wax gaajo ah aaney  dareemeynin marka aad xabxabka  cunto mudo 12-saac ah.

Related posts

Muuqaalkaan Qaracanka Ah ha Daawan Hadii Aadan Awoodin Ama Aadan Qaan-gaar Aheyn.

KaLaFoGe

Wax Badan Aadan Ogeyn Hadaba Ka Baro Faa’idada Ukunta Doorada.

KaLaFoGe

Dumarka Xiligaan Jiro Ma Jeclo Ragga Wanaagsan Maxaa Sababay..

KaLaFoGe

Leave a Reply