Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Yaab!!: Daawo; Xiddigii Dhaliyay Goolkii 2-aad Ee Senegal Oo Aan Garoonkaba Ku Jirin, Siday U Dhacday

https://www.youtube.com/watch?v=JU6PPiw-r38

Xulka Senegal ayaa soo hooyay guushii ugu horaysay ee qaarada africa kadib markii ay garaaceen xulka qaranka Poland kulan ka tirsanaa koobka adduunka.

Xiddiga Niang ayaa dhaliyay goolka 2-aad ee xulka qaranka Senegal kaas oo xulkiisa ka caawiyay in ay gaarto guushoodii ugu horaysay ee koobka adduunka 2018.

Hadaba goolka uu dhaliyay Niang ayaa noqday mid muran badan dhaliyay, xiddiga Niang ayaa garoonka dibadiisa lagu dawaynayay kadib markii uu dhaawac soo gaaray laakiin xiddiga ayaa garoonka galay isaga oo aan tababaraha ogolaansho ka heli ama u sheegin in uu garoonka galayo

Related posts

Akhriso Falanqeyn Ku Saabsan Xeel Dheerida Suuratul Yuusuf Iyo Qisada Ku Xusan Ee Nabi Yusuf Cs.

KaLaFoGe

Wax-tarka dahsoon ee Cabista Biyaha!! (Ka bogo Warbixintan muhiimka ah)

KaLaFoGe

Daawo Fanaanada Xaawo Kiin Oo Markii Ugu Horeysay Soo Bandhigtay Lamaanaheeda Sheegtay In Aay..

KaLaFoGe

Leave a Reply