Hooyga Barbaarinta Qoyska & Wanaaga Bulshada

Haddii Aanad Hore Toonta U Cuni Jirin Imika Dhaqso U Bilow, Si Aad Uga Faa’iidaysato Waxtarkeeda Caafimaad Haddii Aanad Hore Toonta U Cuni Jirin Imika Dhaqso U Bilow, Si Aad Uga Faa’iidaysato Waxtarkeeda Caafimaad

Cilmibaadhayaal ka tirsan jaamacadda Nottingham ee dalka Ingiriiska, natiijadeedana lagu faafiyey Joornaalka Trend In Pharmacological Science ayaa lagu sheegay in cunsita toontu ay yarayso khatarta ah in qofka ay ku dhacaan noocyada cudurka kansarka, xanuunnada wadnaha iyo xididdada dhiigga, iyo xanuunka macaanka noociisa labaad.

Toonta waxaa ku jira maaddooyin iyo iskudhisyo kiimaad oo kala duwan oo dhammaantood waxtar ballaadhan u leh caafimaadka dhammaan qaybaha kala duwan ee jidhka.

Faa’iidooyinkaas waxaa ka mid ah mariidka oo ay jidhka ka saarto, dhiigga oo ay dejiso, unugyada jidhka oo ay si weyn uga caawiso fududaynta xidhiidhkooda wada shaqayneed, iyo in ay ilaaliso isu dheellitirnaanta jidhka.

Related posts

Haddaad dharatid yaad ku dhaarataa….??? Wax Badan Oo Dhaarta Ku Saabsan Maantaba Ogoow.

KaLaFoGe

Ka Fogoow Arimahaan Xiliga Aad La Haasaaweysid Lamaanahaada Hadii Kale Jawigu Wuxu Isu Badalayaa..

KaLaFoGe

Ac Milan Oo Si Degan Gigada San Siro Ugu Awood Sheegatay Barcelona.

KaLaFoGe

Leave a Reply